WAJAALE NEWS

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Daah-Furay Nidaam Lagu Casriyeynayo Adeegyada Dawlada Hoose Ee Hargeysi Bulshada U Qabato

Hargeysa (W,N):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Bandhiga nidaamka casriyeyta Caasimada Hargeysa oo sahlaya hawlaha ay dawladda Hoose ee Hargeysi bulshada u qabato, isla-markaana lagu horumarinayo caasimadda Dalka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/lRo0jgDxCVQ

 

 

Exit mobile version