WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Shaaciyay In Aanay Marnaba Ka Qayb Galaynin Doorasho Bilaa Saami Qaybsi Ah.

“Waxaan Uga Digaynaa Beesha Caalamka Iyo Daneeyayaasha Somaliland In Bixiyaan Lacag Doorasho Oo Cid Gaari Ahi Qabsato”Madaxdhaqameedka G, Awdal,

BOORAMA(W,N)-Shir ay iskugu yimaadeen Madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa laga soo saaray go,aamo la xidhiidha qabsoomida doorashada iyo tabashada reer awdal ee kuraasta saami qaybsiga baarlamaanka

Sidoo kale madaxdhaqameedka awdal ayaa digniin culus udiray wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version