|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madax-dhaqameedka Gobolka Awdal Oo Shaaciyay In Aanay Marnaba Ka Qayb Galaynin Doorasho Bilaa Saami Qaybsi Ah.
August 12, 2020 - Written by Editor:“Waxaan Uga Digaynaa Beesha Caalamka Iyo Daneeyayaasha Somaliland In Bixiyaan Lacag Doorasho Oo Cid Gaari Ahi Qabsato”Madaxdhaqameedka G, Awdal, BOORAMA(W,N)-Shir ay iskugu yimaadeen Madaxdhaqameedka gobolka awdal ayaa laga soo saaray go,aamo la xidhiidha qabsoomida doorashada iyo tabashada reer awdal ee kuraasta saami qaybsiga baarlamaanka Sidoo kale madaxdhaqameedka awdal ayaa digniin culus udiray wadamada Somaliland ka taageera doorashooyinka HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; Related posts:DAAWO;-Siyaasi Raila Odinga Oo Ka Hadlay Sida Ay Geeska Afrika Muhiimka Ugu Tahay Madax-bannaanida... Safiirka Itoobiya u fadhiya Hargeysa oo Sheegay inay dawladdoodu diyaar u tahay dhex-dhexaadinta Som... Warbixinaha Kala Duwan ee Ay Warbaahinta Carabta, Itoobiya Iyo Kuwa Dunidu Ka Qoreen Xafladii Balaad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|