WAJAALE NEWS

DAAWO;-Heshiis Iskaashi Oo DHexmaray Haayadda Shaqaalaha Dawlada Jsl Iyo Machadka Gimba Ee Dalka Gana.

HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wasiiro xukuumada katirsan ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daahfuraya heshiis iskgaash oo dhexmara Haayada shaqaalaha dawlada Somaliland iyo Maxadka Gimba ee dalka gaana iyo haayad katirsan kuwo dawlada ingiriiska.

Ugo horay waxaa heshiishkan iskaashi oo habka muuqalka ay kaga qaybgalayeen masuuliyiin maxadka Gimba ee dalka gaana gudoomiyaha haayada shaqaalaha iyo Agaasimaha haayada shaqaalaha.

Madxawayne uxigeenka Somaliland ayaa ka hadlay muhiimada heshiiskan iskaashi uleeyahay Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha shaqaalaha dawlada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version