|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Heshiis Iskaashi Oo DHexmaray Haayadda Shaqaalaha Dawlada Jsl Iyo Machadka Gimba Ee Dalka Gana.
August 22, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N)- Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo wasiiro xukuumada katirsan ayaa ka qaybgalay munaasibad lagu daahfuraya heshiis iskgaash oo dhexmara Haayada shaqaalaha dawlada Somaliland iyo Maxadka Gimba ee dalka gaana iyo haayad katirsan kuwo dawlada ingiriiska. Ugo horay waxaa heshiishkan iskaashi oo habka muuqalka ay kaga qaybgalayeen masuuliyiin maxadka Gimba ee dalka gaana gudoomiyaha haayada shaqaalaha iyo Agaasimaha haayada shaqaalaha. Madxawayne uxigeenka Somaliland ayaa ka hadlay muhiimada heshiiskan iskaashi uleeyahay Somaliland iyo sidii kor loogu qaadi lahaa xirfadaha shaqaalaha dawlada Somaliland HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Shacabka Somaliland Iyo Beesha Caalamka Oo U Dheg Taagaya Go’aanka Madaxweyne Biixi Oo la Sugayo 10 ... Gudoomiyaha Dalada Sonyo Oo Ka Hadlay Cida Hortaagan Hirgalinta Sanduuqa Dhalinyarada Ee Madaxwaynuh... Qof Walba, Madax Iyo Riciyad, Rag Iyo Dumar, Waa Inuu Kelmada Wanaagsan Dadka Gaadhsiiyo” Sheekh Max... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|