WAJAALE NEWS

DAAWO;-Gudoomiye faysal Cali Waraabe Oo Soo Dhaweeyay Shirkii Beelaha Mudulood Ku Qabsadeen Magaalada Muqdisho.

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa soo dhaweeyay shir beelaha mudulood ku qabsadeen magaalada muqdisho kaasi oo ay kaga arinsanayeen aayahooga siyaasadeed \

Sidoo kale Eng Faysal cali waraabe ayaa sheegay in ay beelaha mudulood ogaadeen in magaaladoodii lagu soo duulay ayna ku saxan yihiin in ay tashadaan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version