HARGAYSA(W,N)-Mudanayaasha Golaha Wakiiladda JSL ayaa Ansixiyey Qaraar ay kaga soo horjeedaan Faro-gelinta Dawlada Soomaaliya Ee kaga hadleen Arimaha Badda Jamhuuriyada Somaliland.
Sidoo kale Golaha wakiilada Somaliland ayaa baaq Udiray beesha caalamka iyo wadamada dariska kaasi oo ay ku gargaliyeen in shacabka Somaliland ay matalaan gole wakiilo oo ay iyagu doorteen faro galinta iyo dhawaaqyada kazoo baxaya maamulka somaliyana ay xadgudub ku tahay madaxbanaanida jamhuuriyada Somaliland
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;