WAJAALE NEWS

DAAWO;-Ciyaar Xiiso Badan Oo Magaalada Jig Jiga Ku Dhexmartay Xafiiska Madaxwaynaha Iyo Ganacsatada

JIG JIGA(W,N)- Ciyaar xiiso badan ayaa galabta Garoonta Kubada cagta ee magaalada  jig jiga ku dhexmartay Laba kooxood oo ku kala ciyaarayay xafiiska madaxwaynaha Iyo Ganacsatada ismaamulka somalida itoobiya.

Ciyaartan ayaa waxaa ka qaybgalay Madaxwayne mustafe Cagjar oo uciyaarayay kooxda xafiiskiisa isagoo madaxwayne mustafe cagjar dhaliyay laba gool.

Ciyaaran ayaa waxa ay guushu raacday kooxda ku ciyaaraysay xafiiska madaxwaynaha oo ku badisay 5gool halka kooxda ku ciyaaraysay ganacsatada ay dhaliyeen laba gool

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version