AGABAR(W,N)-Degmada Agabar Oo Katirsan gobolka gabiley Ayaa waxa ka Da,ay roobab dabaylo wata kuwaasi oo soo gaadhsiiyay khasaare nafeed iyo mid hantiyeedba
Odoyaasha iyo bulshada ku dhaqan degmada agabar ayaa ka Cawday Gurmad La,aanta xukuumada iyo maamulka gobolka gabiley oo ay sheegeen in aanay wax gurmad ah ufidinin.
Sidoo kale bulshada degmada Agabar ayaa ku hanjabay in ay ka go,ayaan Gobolka Gabiley Iyagoo baaq culus udiray xukuumada Somaliland.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;