WAJAALE NEWS

Barkhad Jaamac Batuun Oo Looga Yeedhay Xarunta C,I,Dda Iyo Su,aalaha Ay Waydiiyeen,

HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka xisbiga wadani barkhad jaamac batuun ayaa sheegay in looga yeedhay xarunta danbi baadhista ee C,I,Dda,  halkaasi oolagu waydiiyay su,aalo la xidhiidha hadalo u dhawaan warbaahinta ka sheegay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version