HARGAYSA(W,N)-Suldaanka Guud Ee Gobolka Gabiley Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo khudbad ka jeedinayay xafladii xil wareejinta badhasaabka gobolka gabiley ayaa dardaaran culus faray badhasaabka cusub ee gobolka isagoo usoo jeediyay in uu ka shaqaysiiyo xafiisyada dawlada kuwa aan gobolka xafiiska ku lahayna uu ku amro in ay gobolka xafiisyo ka furtaan.
Sidoo kale Suldaan Ismaaciil ayaa badhasabku cusub ku wargaliyay in xafiiska badhasaabku uu yahay mid fadhiid ah islamarkaana xafiiska kaliye ee shaqaynayaa uu yahay ka maayarka oo uu sheegayn in uu isagU uu ka yahay gobolka badhasaab balse aanu uqaadanin in reernimo loola shaqaynayo.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/h–fjHateUA