Prof Ibrahim Mohmed oo u waramayay shabakada wararka ee wajaalenews.net ayaa si qoto dheer isla markaan cilmiyaysan uga waramay sida ay doorashada dalka uga dhacday iyo kaalinta ay xukuumadu ka qaadatay.
Geesta kalena waxa uu talo iyo tusaale u jeediyay asxaabta qaranka oo uu ku dhiiri galiyay inay marwalba ka shaqeeyaan dhisida iyo jiritaanka qaranimada Somaliland
Prof Ibrahim Mahamed Meecaad oo arintaasi ka hadlayana waxa uu yidhi
Hargeisa Office
Wajaalenews.net
Wariye:Abdulkadir Habane