HARGAYSA(W,N)Wasiira wasaarada beeraha Somaliland axmed muumin seed oo kamid wasiirada kasoo jeeda gobolka awdal ayaa ka hadlay tabashada reer awdal ee saami qaybsi la,aanta kuraasta baarlamaanka
Sidoo kale wasir seed ayaa wax laga waydiiday dhawaaqa kasoo yeedhaya reer awdal ee ay ku diideen in ay doorasho galaan waxa xukuumada uga qorshaysan.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;