BOORAMA(W,N)-Taliye kuxigeenka ciidank dabdamiska Somaliland cabdirashiid ayaa ka hadlay qoraal dacwad ah oo uu ka gudbiyay taliyihiisa ciidanka dabdamis sawaaxili kaasi oo uu sheegay in aanu isagu warbaahinta siin looguna talo galin.
Dhanka kale taliye kuxigeenka ciidanka dabdamiska ayaa soo bandhigay halka uu salka ku hayo khilaafka udhexeea tliyaha ciidanka dabdamiska
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;