WAJAALE NEWS

Xildhibaan Katirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Ka Hadlay Xaalada Laascanood Iyo Cida Dadka Ku Laysa!

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaan maxamed sheikh cabdiraxmaan oo katirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka hadlay xaalada magaalada laascanood iyo rabshadaha ka taagan

Sidoo kale xildhibaan ayaa farta ku fiiqay cida dadka ku laysa magaalada laascanood.

Exit mobile version