HARGAYSA(W.N)-Xoghayaha xanaanada xoolaha ee xisbiga wadani axmed shugri ayaa ka jawaabay eedo shakhsi oo uu ujeediyay wasiirka xanaanada xoolaha siciid sulub
Xoghaye axmed shugri ayaa sheegay in wasiir siciid sulub aanu waxba ka garanayd wsaarada loo magacaabay islamarkaana aanu ahayn dhakhtar xoolaad
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;