HARGAYSA(W,N)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska JSL oo ay weheliyaan madaxda sare ee WW&S ayaa maanta kulan la qaatay Safiirka iyo Safiir-Kuxigeenka dalka Taiwan u fadhiya JSL.
Kulanka safiirka iyo safiir kuxigeenka dalka tiawan usoo magacowday Somaliland la yeesheen masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland ayaan wax faah faahin ah laga bixin ujeedadiisa iyo arimaha ay kawada hadleen labada dhinac.
Safiirka dalka tiawan ufadhiya Somaliland ayaa kulankiisii ugu horeeyay la yeeshay masuuliyiinta wasaarada waxbarashada Somaliland.
WAJAALENEWS DESK
HARGEISA OFFICE