WAJAALE NEWS

“Somaliland La Wada Leeyahay Aasaskedu Waa Inuu Noqdaa Xisbiyo La Wada Leeyahay, Waana Ceeb In Kulmiye Jeegaan Lagu Tilmaamo, Waddanina Giraan, Ucidna Ciidagale”..Cabdikariin A. Mooge

Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge ayaa talooyin u jeediyay sadexda Xisbiyada qaranka ee Somaliland, Isagoona sheegay in Somaliland la wada leeyahay aasaaskeedu noqdo xisbiyo la wada leeyahay islamarkaana ay Ceebtahay in Kulmiye lagu sheego Jeegaan, Waddanina lagu sheego Giraan, Ucidna lagu sheego Ciidagale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/CHgh23WVGrk

Exit mobile version