|
|||||
WAJAALE NEWS
“Somaliland La Wada Leeyahay Aasaskedu Waa Inuu Noqdaa Xisbiyo La Wada Leeyahay, Waana Ceeb In Kulmiye Jeegaan Lagu Tilmaamo, Waddanina Giraan, Ucidna Ciidagale”..Cabdikariin A. Mooge
January 4, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Aqoonyahan Cabdikariin Axmed Mooge ayaa talooyin u jeediyay sadexda Xisbiyada qaranka ee Somaliland, Isagoona sheegay in Somaliland la wada leeyahay aasaaskeedu noqdo xisbiyo la wada leeyahay islamarkaana ay Ceebtahay in Kulmiye lagu sheego Jeegaan, Waddanina lagu sheego Giraan, Ucidna lagu sheego Ciidagale.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/CHgh23WVGrk Related posts:Sheekh Dawlada Maraykanku Kala Noqotay Jinsiyada Oo Faah faahin Ka Bixisay Sobobta Uu U Ogolaaday Iy... Halkan ka Daawo: Hayada Bisha Cas Ee Imaaraatka Oo 500 Oo Caruur Ah Boorama Ugu Qeybisay Dharkii Iid... Haayada ICRC Oo Xaqiijisay Tirada Maxaabiistii Dagaalka Ee Ay Kala Qabsadeen Somaliland Iyo Puntlan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|