GABILEY(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo Technolajiyada somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cadbilaahi Suufi oo salaadii ciidul odxa ah shacabka gobolka Gabiley ayaa ka hadlay khatarka maandooriyuhu ku hayo bulshada in bulshada laamaha amaanku iska kaashadaan la dagaalankiisa
Sidoo kale wasiirka isgaadhsiinta ayaa ka hadlay qabsoomida doorashooyinka iyo tabashada ka dadka reer somaliland qaarkood oo uu sheegay in aan cidi dhaafi Karin xadka ay leeyihiin.
HALKAN KADAAWO MUUQAALKA WARKAN;
https://youtu.be/1D3yDs0CPoI