WAJAALE NEWS

Komishanka Doorashooyinka Oo Kulan Layeeshay Sedexda Xisbiga Qaran Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.

HARGAYSA(W,N)-Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa kulankoodii ugu horayeeyay la yeeshay masuuliyiin ka kala socotay sedexda xisbi ee wadani,ucid iyo kulmiye

Cabdikarim axmed Xinif oo kamid gudida fulinta ee xisbi xaakimka kulmiye kana mid ahaa xubnii la kulmay komishanka doorashooynka ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay ka wada hadleen.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version