WAJAALE NEWS

Dowladda Soomaaliya Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Xidhiidhka Imaaraadka Carabta

Hargaysa (W,N):- Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay waxa ay  ku sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xidhiidh xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xidhiidhka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.

 

Halkan Hoose Ka Akhriso War-saxaafadeedka

Exit mobile version