Dowladda Soomaaliya Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Xidhiidhka Imaaraadka Carabta | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowladda Soomaaliya Oo War-saxaafadeed Ka Soo Saartay Xidhiidhka Imaaraadka Carabta
April 16, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa (W,N):- Dowladda Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay waxa ay  ku sheegtay in Imaaraadka Carabta ay wadaagaan xidhiidh xooggan oo siyaasadeed, dhaqaale iyo mid dhaqan oo soo jiray qarniyo, iyadoo Madaxda Soomaaliya ay xaqiijiyeen inay go’an tahay xoojinta xidhiidhka labo geesoodka ee ka dhaxeeya labada dal.

 

Halkan Hoose Ka Akhriso War-saxaafadeedka

2018416636594654639889270statement

COMMENTS
LINKS