WAJAALE NEWS

Jawar Mohammed Oo Maxkamad La Taagayo.

Addis Ababa(WJN):-Siyaasi Jowhar Maxamed oo ah siyaasi ka caan ah wadanka itoobiya isla markaana mudooyinkii ugu dambeeyay si wayn u soo jiitay dadyowga ku dhaqan deeganada itoobiya gar ahaan maamulka Oromada ayaa maanta la filayaa in la maxkamadeeyo

kadib markii dhawaan xabsiga loo taxaabay isaga iyo dhowr xubnood oo lagu eedeeyay in uu qayb ka ahaa rabshadihii dhawaan ka dhacay deegaanka oromiya kuwaasi oo salka ku hayay dilkii loo gaystay fanaankii caanka ahaa ee ka soo jeeday qoomiyada oromada.

 

 

Hargeisa Office

Wajaalenews.net

Exit mobile version