WAJAALE NEWS

“Inaga Madaxtooyadeena Maxaa Laga Yidhi,Dulqaadku Waa Doqoniimo”Sheekh Aadansiiro.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro) oo kamid culimada waawayn ee Somaliland isamarkaana badi khudbadaha salaada jimce kaga hadla xaalada dalka iyo waxyaabaha kala duwan ee dalka taagan ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay fadliga 10 cisho ee dilxaja iyo maalmaha khayre kale ee kujira ee loo baahan yahay dadka islaamka ahi in ay ka faa,iidaystaan

Sidoo kale sheikh aadan siiro ayaa ka hadlay madaxtooyada Somaliland iyo dulqaad Yaraanta  ay u leedahay dhawaaqa bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA KHUDBADA SHEEKH AADANSIIRO;

 

Exit mobile version