WAJAALE NEWS

DAAWO;”Xukuumadda Maanta Joogtaa, 4 Jeer Ayay Cashuurtii Kordhisay..” Sheekh Adaan-siiro.

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) Oo Kamid Culimada Waawayn Ee Somaliland ayaa khudbadii jimce ee maanta kaga hadlay cashuuro xaddhaaf ah oo xukuumada madaxwayne biixi intii ay xilka haysay bulshada kusoo rogtay xili xaaladooda nololeed iyo duruufaha lagu jiraa adag yihiin.

Sidoo kale sheikh Aadan ayaa Xukuumada ugu baaqay in ay bulshada unaxariisato kana dayso cashuuraha xad dhaafka ah ee ay ka qaadayso isagoo xusay iyo sidii Rasuulka NNKH Iyo asaxaabadii ugu naxariisan jireen dadka jilicsan oo wakhtiyada adag lagaba dayn jiray cashuurta.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version