WAJAALE NEWS

Madaxdhaqameedka Beelaha Arab Oo War Kasoo Saaray Xaalada Siyaasadeed Ee Somaliland.

HARGAYSA(W,N)-Madaxdhaqameedka beelaha arab oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada hargaysa ayaa baaq nabadeed kazoo saaray xaalada cakiran ee Somaliland iyo jabhada ka dilaacay’

sidoo kale madaxdhaqameedka beelaha arab ayaa baaq udiray xukuumada iyo bahda dhaqanka beelaha garxajis.

 

Exit mobile version