WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Degmada Faro Wayne Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo.

FAROWAYNE(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha maxamed muuse diirye oo maanta socdaal shaqo ku tagay degmada farowayne ayaa ka dhagax dhigay ceel biyood.

Munaasibada dhagax dhiga ayaa waxaa wasiirka ku weheliyay maamulka degmada farowayne.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version