DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Degmada Faro Wayne Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Biyaha Jsl Oo Degmada Faro Wayne Ka Dhagax Dhigay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo.
July 7, 2020 - Written by Editor:

FAROWAYNE(W,N)-Wasiirka wasaarada horumarinta biyaha maxamed muuse diirye oo maanta socdaal shaqo ku tagay degmada farowayne ayaa ka dhagax dhigay ceel biyood.

Munaasibada dhagax dhiga ayaa waxaa wasiirka ku weheliyay maamulka degmada farowayne.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS