BERBERA(W,N)Shirkada gacanta ku haysa dhismaha dekeda ciidan ee dawlada emaaraadku ka dhisanayso berbera oo beeninay warar laga baahinayay maalmihii udanbeeyay oo sheegayay in ay joogsatay dhismihii dekedu islamarkaana shirkadii dhisaysay ay dalka ka dhoofinayso qalabkii lagu dhisayay.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;