WAJAALE NEWS

DAAWO;-Magaalada Ceel Afwayn Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartan Sugaaneed.

Ceel Afwayn(W,A)- Akaadamiyada Nabada Iyo Horumarinta Somaliland ayaa tartan suugaaneed ku qabtay magaalada ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo maanta lasoo gabo gabeeyay.

Gabo gabada Munaasibada tartan sugaaneedka ayaa waxaa kasoo qaybgalay badhasaabka gobolka sanaag iyo masuuliyiin kamid gudidii nabadaynta ujoogtay deegaanka ceel afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version