DAAWO;-Magaalada Ceel Afwayn Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartan Sugaaneed. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Magaalada Ceel Afwayn Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartan Sugaaneed.
July 13, 2020 - Written by Editor:

Ceel Afwayn(W,A)- Akaadamiyada Nabada Iyo Horumarinta Somaliland ayaa tartan suugaaneed ku qabtay magaalada ceel afwayn ee gobolka sanaag kaasi oo maanta lasoo gabo gabeeyay.

Gabo gabada Munaasibada tartan sugaaneedka ayaa waxaa kasoo qaybgalay badhasaabka gobolka sanaag iyo masuuliyiin kamid gudidii nabadaynta ujoogtay deegaanka ceel afwayn.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS