GABILEY(W,N)-Maayarka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi ayaa sheegay in aanay wali soo gaadhin Ka dawlad hoose ahaan go,aamo ay dhawaan soo saareen gudida qaran ee nashqadayntu oo sheegay in aanay wax qorshayn dhulka iyo beeraha ay joojiyeen islamarkaana ay dawladaha hoose ee dalku samayn karin.
Sidoo kale Maayarka Magaalada Gabiley fasilaad ka bixiyay hadal uu dhawaan ka jeediyay xafladii xil wareejinta badhasaabka gobolka gabiley oo siyaabo kala duwan looga dareen celiyay,
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;