GABILEY(W,N)-Maayarka magaalada gabiley maxamed amiin cumar cabdi ayaa a warbixiyay safarkii uu ku dalka ingiriiska iy waxyaabaha usoo qabsoomay
Sidoo kale maayarka gabiley ayaa sheegay in mudo 14cisho isagu iskuu isku karantinimeeyay maadama uu dalka isagoo hal maaln jooga ay soo baxeen go,aamadii gudida ka diyaar garowga xanuunka coronavirus balse isagoo fuliyay badqabka bulshada.
maayarka gabiley ayaa ka jawaabay shakhsiyaad raqiis ah oo baraha bulshada kua wareegay hadalo aan loo meeldayin,
dhanka maayarka gabiley ayaa shaaciyay in ka dawlad hoose ahaan ay gargaarraashin ah gaadhsiin doonaan 17qoys oo noloshooda kala soo bixi jiray nusasaacaha ay ku hor iibiyaan dugsiyadii la fasaxay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;