WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gabiley Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Safiirka Somaliland Ufadhiyi Doono Dalka Taiwan.

GABILEY(W,N)-Maayarka maagalada gabiley oo kaashanaya gudida maktabada  qaranka ee gabiley ayaa casuumad sharaf ku maamuusay safiirka dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay in uu somaliland uFadhiyo dalka Taiwan Maxamed xaaji.

Waxaana munaasibadan hadalo soo dhawayn ah kasoo jeediyay maayarka gabiley masuuliyiina maktabada gabiley, badhasaabka gobolka gabiley iyo xubno kale oo aqooyahan ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version