HARGAYSA(W,N)-Afhayeenka ciidanka booliska somaliand Gen Faysal xiis ayaa faah faahin ka bixiyay lacago foojari ah oo ay ciidamada boolisku soo qabteen iyo tirada dadka lagu hayo.
Sidoo kale afhayeenka ciidanka booliska ayaa fariin udiray bulshada Somaliland in ay uga digtoonaadaan lacagaha foojari ah.
Dhanka ale ciidanka booliska ayaa gacanta kusoo dhigay maraandooriyaal tiro baban
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;