Gabiley (WJN)- Kaalmadii ay Xukuumada Somaliland ugu tala gashay in la gaadhsiiyo dadkii ay saamaynta weyn ku yeesheen duufaantii Sagar, ayaa Hay”adda kahortaga Afooyinku waxa ay maanta 6 deegaan oo ka tirsan gobolka Gabiley ay gaadhsiisay 900 oo neef.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka