WAJAALE NEWS

DAAWO;-Bulshada Magaalada Gabiley Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Deel Qaaf Ah Oo Wasiir Cabdilaahi Abokor Duray Gobolnimada Gabiley.

GABILEY(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii wasiirka wasaarada gaadiidka iyo jidadka oo munaasibad ka hadlayay uu sicad usheegay in gabiley aanay leegay xataa xaafad kamid ah hargaysa waxqabadka maamulkuna uu yahay mid dhinaca facebookga uu an balse ay sanadihii ugu danbeeyay dhiseen afar kilmitir oo wado

Bulshada ku dhaqan magaalada gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalka wasiir cabdilaahi abokor oo ay sheegeen in uu gaf kula kacay reer gabiley isagoo madaxwaynaha ugu baaqay in uuwaxka qabto hadalada dhac dhac ah ee kasoo yeedhay wasiirkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version