Hargaysa (W,N) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa waxa uu si adag uga hadlay Dagaalka Labada Beeleed ee walaalaha ah ku dhexmaray Deegaanka Ceel-afwayn.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/2oEnDo89nao