WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan Layeeshay Cuqaasha Gobolka.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee dhawaan madaxwayne biixi umagacaabay gobolka gabiley ayaa kulankii sedexaad la yeeshay cuqaasha gobolka gabiley  kulankaasi oo ahaa mid isbarasho iyo sidii loo wada shaqayn lahaa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version