WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Laamaha Dawlada Ee Ka Hawlgala Gobolka.

GABILEY(W,N)-Badhasaabka cusub ee gobolka gabiley ayaa kulankii ugu horeeyay  la yeeshay iskuduwayaasha wasaaraha iyo laamaha dawlada ee ka hawl gala gobolka gabiley.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version