Hargeysa (W,N):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka tirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta ka hadlay Mashruucii Xunbo Wayne ee fashilmay waxaana uu sheegay shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo wayne ay dalka ku sugan yihiin.
Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay inay talaabo ka qaado shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Wariye: Xamse Jirde
Wajaalenews.net
Hargaysa Office