Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo Wayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Ismaaciil Buubaa Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo Wayne
February 26, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (W,N):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka tirsan Masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta ka hadlay Mashruucii Xunbo Wayne ee fashilmay waxaana uu sheegay shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay Mashruucii Xunbo wayne ay dalka ku sugan yihiin.

Sidoo kale Siyaasi Buubaa ayaa Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ugu baaqay inay talaabo ka qaado shaqsiyaadkii Musuq-maasuqay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS