WAJAALE NEWS

Agaasimihii Hore Ee Ciidanka Dabdamiska Oo Sheegay In Suldaan Axmed Daahir Ka Danbeeyay Khilaafka Isaga Iyo Taliyaha,

HARGAYSA(W,N)Agaasimihii hore ee xarunta ciidanka dab damiska somaliland cabdiqaadir Cuma xaashi ayaa markii uhoraysa ka hadlay halka uu ka bilowday khilaafkii isaga iyo taliyaha ciidanka dabdamiska oo aakhirkii keenay in xilka laga qaado.

Ex Agaasime cabdiqadir ayaa suldaan Axmed daahir ku eedeeyay in uu ka danbeeyay isku dhaca isaga iyo taliye sawaaxili.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version