HARGAYSA(W,N)-Siyaasiyiinta madasha wadashatiga iyo toosinta qaranka ayaa ka hadlay maalinka 1july ee ay Somaliland la midowday somaliya taasi oo ay ku tilmaameen maalin madow u ah shacabka Somaliland
Siyaas maxamed xaashi cilmiy ayaa sidoo kale sheegay in isdhexgalka labada bulsho ee Somaliland iyo somaliya aanu suurto gal ahayn ilaa inta laga heshiinayo xasuuqii ay ugaysteen shacabka Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;