HARGAYSA(W,N) Wareegto kasoo baxay xafiiska wasasiirka warfaafinta somalilad saleebaan cali koore ayaa amaro kale lagu sii dul dhigay laba tv oo Xukuumadda Somaliland dhawaan xidhay iyadoo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal,
sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan.
HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;