|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Amartay In Receivera-da Laga Saaro Tvyada STAR Iyo Universal, Ganacsatadana Ugu Baaqay In Ay Kala Noqdaan Xayeysiiska.
June 29, 2020 - Written by Editor:HARGAYSA(W,N) Wareegto kasoo baxay xafiiska wasasiirka warfaafinta somalilad saleebaan cali koore ayaa amaro kale lagu sii dul dhigay laba tv oo Xukuumadda Somaliland dhawaan xidhay iyadoo amar ku bixisay in Receivera-da laga saaro telefishannada STAR iyo Universal, sidoo kale wasiirka warfaafinta ayaa ganacsatada Somaliland ayaa loogu baaqay in ay kala noqdaan xayeysiisyadii ay horey u siin jireen labadan telefishan. HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN; Related posts:DAAWO; Madaxweyne ku xigeenka Jsl Oo Gurmad Daad Gurayna Ufidiyay Dadkii jilicsanaa Ee Ay Saamaysay... Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland Saylici Oo Amrey In Tacadigii Ugu Adkaa Iyo Jidh Dil Loo Geysto Xil... DAAWO: Siyaasi Cali Cantar Oo Xukuumada Somaliland ku Dhaliilay Dhamaystir la'aanta Heshiiskii Khaat... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|