WAJAALE NEWS

Wasiirka Wasaarada Biyaha Oo Kormeer Shaqo Ku Tagay Gobolka Gabiley Iyo Ujeedada Kulan Uu Layeeshay Masuuliyiinta Gobolka.

GABILEY(W,N)-Wasiirka Wasaarada biyaha ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda gobolka gabiley isagoo kulan la yeeshay maamulka biyaha ee gobolka masuuliyiinta dawlada hoose iyo badhasaabka gobolka gabiley

Wasiirka wasaarada biyaha maxamed muuse diiriye iyo maamulka gobolka iyo ka degmada ayaa faah faahin ka bixiyay kulankooda

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version