WAJAALE NEWS

War Deg Deg Ah; Shirkii Somaliland Iyo Somaliya Uga Furmay Jabuuti Oo Lagu Kala Kacay Iyo Gudoomiye Saleebaan Oo Ka Waramay Qodobada Laysku Diiday.

JABUUTI(W,N)-Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan maxamuud aadan oo kamid ah gudida Somaliland uga qaybgalaysay wadahadal hadana ku sugan magaalada jabuuti oo maanta galinkii danbe uu ka furmay shir lagu wadahadal siinayay somaliland iyo somaliya ayaa sheegay in uu shirkii labada dal udhexeeyay uu gabi ahaanba burburay.

Gudoomiye saleebaan ayaa faah faahiyay qodobada laysku mari waayay iyo dooda somaliland.

HALKAN KA DHAGAYSO WARKAN OO FAAHFAAHSAN;

Exit mobile version