WAJAALE NEWS

“Shirkani Shirarkii Hore Waa Uu Ka Duwanaa” Madaxweyne Muuse Biixi

Hargayas(WJN):Madaxweynaha somaliland oo dalka ku soo guryo noqday ayaa faaffaahin ka bixiyay wada-hadaladii dhaxmaray somaliland iyo somalia waxana uu sheegay in somaliland nasiib u heshay in shirkaasi ay ka soo qayb galaan wadano caalami ah isla markaana ay goob joog ka ahadaan dooda iyo qadaiyada Jamuuriyadda Somaliland.

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

 

Exit mobile version